Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Madaxweynaha Dalka Iyo Wafdi uu hoggaanimayo oo Baydhabo lagu soo dhaweyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
13 years ago
in Barnaamijyada
0
Madaxweynaha Dalka Iyo Wafdi uu hoggaanimayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 24, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud Oo ay wehliyaan Ergayga Gaarka ah ee Q.midoobay u qaabilsan Soomaaliya, xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka magalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Barlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo kummanaan dadweyne ah oo Caleemo qoyan Lulalayay, kuwaas oo Safnaa hareeraha Wadada u dhexeyo garoonka Diyaaradaha iyo Xarunta uu ka furmayo shirka lagu dhameystirayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa furay shirka iyadoo haatay ay si toos ah magaalada Baydhabo ugu sacoto, xafladda shirkaasi lagu furayo oo si weyn loo hadal hayay maalmihii la soo dhaafay.

Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana magaalada ku sugan Ergooyin kala duwan oo lagu casuumay, in ay shirkaasi ka qeybgalaan.

Previous Post

Hoggaamiyaha W/Kuuriya oo si kulul ula hadlay Mareykanka

Next Post

SOMALIA: President Mohamud addresses speech to SNA in Defense ministry base in Mogadishu

Next Post
Somalia President speech

SOMALIA: President Mohamud addresses speech to SNA in Defense ministry base in Mogadishu

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In