Wednesday, July 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Maaliyadda BJFS oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Maaliyadda BJFS oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Maaliyadda , Miisaaniyadda, Qorsheynta Iyo la xisaabtanka hay’adaha dowladda ee Golaha Shacabka BJFS oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa kormeer shaqo waxa ay ku tageen xarunta Wasaaradda Maaliyadda ,waxaana ay u guur galeen howlaha Wasaaradda Maaliyadda ay Qaranka u heyso Iyo habka shaqooyinka Wasaaradda ay u socdaan.

Intaasi ka dib waxa ay xarunta Wasaaradda kulan kula qaateen madaxda Iyo howlwadeenada Wasaaradda oo uu ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, waxaana kulanka inta uu socday looga hadlay kor u qaadida dakhliga iyo qorshaha Dayn cafinta ka dib.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay shirka u dhexeeyay xubnaha Mucaaradka iyo Dowladda

July 8, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS iyo mas’uuliyiin kale oo saxiixay buugga tacsida ee AUN Imaam Maxamed Yuusuf

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS iyo mas’uuliyiin kale oo saxiixay buugga tacsida ee AUN Imaam Maxamed Yuusuf

July 8, 2026

Previous Post

Hay’adda Tubsan oo soo bandhigtay Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortaga Fikirka xagjirka 

Next Post

Akhriso: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Akhriso: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay shirka u dhexeeyay xubnaha Mucaaradka iyo Dowladda

July 8, 2026
0

War qoraal ah ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dalka ayaa lagu faahfaahiyay Wada hadal Muqdisho ku dhexmaray Dowladda iyo xubno...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS iyo mas’uuliyiin kale oo saxiixay buugga tacsida ee AUN Imaam Maxamed Yuusuf

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS iyo mas’uuliyiin kale oo saxiixay buugga tacsida ee AUN Imaam Maxamed Yuusuf

July 8, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka qeybgalay Madasha 10-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka qeybgalay Madasha 10-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika

July 8, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

July 8, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In