Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka oo diiddan qaraar cusub oo la xiriira xabbad joojin laga sameeyo Gaza

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo diiddan qaraar cusub oo la xiriira xabbad joojin laga sameeyo Gaza
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mareykanka ayaa wacad ku mamray in uu diidi doono qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku dalbanayaan xabbaal-joojin biniโ€™aadannimo oo degdeg ah oo laga sameeyay Gaza.

Qaraarkaan oo ay soo gudbiyeen Al-jeeriya ayaa lagu dalbaday in si degdeg ah loo dhaqangaliyo qaraar cusub oo xabbad-joojin si xal loogu helo baahida biniaadanimo iyo gurmadka ay u baahan yihiin dadka rayidka ah ee barakacayaasha Falastiin.

Related posts

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

July 16, 2026
Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

Diidmada Mareykanka iyo baaqa Qaramada Midoobay ee dhinaca Gaza ayaa yimid xilli 24-kii saac ee la soo dhaafay halkaasi lagu dilay in ka badan 60 qof oo rayid ah kadib duqeymo ay geysteen ciidamada Israaโ€™ii.

Dhinaca kale,Raโ€™iisul Wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in horumar laga gaaro xabad joojin ka dhaqan gasha Gaza uu sii yaraanayo,isagoo intaa raaciyay in wadahadaladii socdayย  maalmihii la soo dhaafay ay ahaayeen kuwo aan laga fillan Karin rajo wanaagsan.

Sidoo kale,Raโ€™iisul-wasaaraha Israaโ€™iil Benjamin Netanyahu ayaa ku tilmaamay dalabaadka Xamaas ee dhinaca xabbad-joojinta iyo is-dhaafsiga maxaabiista in ay yihiin kuwo khayaali ah, ka dib markii ay kooxdu ku eedaysay Israaโ€™iil horumar laโ€™aanta laga gaaray heshiiska in ay masโ€™uul ka yihiin Israel..

Duqeymaha Israaโ€™iil ee ka socda Gaza galaaftay nolosha in ka badan 28,858 Falastiiniyiin ah, waxaana ku dhaawacmay 68,667 tan iyo 7-dii October.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo wada jeeysto damaca gurracan ee Itoobiya

Next Post

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ญ

Next Post
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ญ

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ญ

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS,...

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In