Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qeybgalayay xuska 54 Guurada ee Ciidamada Asluubta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qeybgalayay xuska 54 Guurada ee Ciidamada Asluubta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS  Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay Munaasabadda sanad-guurada 54aad ee Aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay xarunta taliska Ciidanka Asluubta.

Munaasanadda oo ahayd mid aad loo soo agaasimay waxaa goob joog ka ahaa taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Mahad Aadan Cabdiraxmaan iyo Saraakiil sare oo katirsan ciidamada qalabka Sida ee Asluubta, Nabad sugidda iyo Booliska, waxaa laga jeediyay qudbado taabanaya taariiqda ciidanka Asluubta iyo Marxaladihii ay soo Mareen.

Related posts

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026

Wasiir Xasan Macalin oo soo xiray munaasabada ayaa hambalyo u diray sareeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda, dableyda iyo dhamaan xasaaskooda iyo caruurtooda isagoo bogaadiyay howlaha ay ciidanka Asluubta u hayaan dalkooda iyo dadkooda ee ku aadan Daryeelka, illaalinta iyo  dhaqan cellinta Maxaabiista.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo saxiixay heshiiska iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Turkiga

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo dalka Qatar uga qeybgalay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo dalka Qatar uga qeybgalay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo dalka Qatar uga qeybgalay shir muhiim ah "SAWIRRO"

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In