Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka latashiga Wasaaradaha Dastuurka ee Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo laga furmay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka latashiga Wasaaradaha Dastuurka ee Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo laga furmay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya AVV Muumino Sheekh Cumar, ayaa furtay shirka latashiga Wasaaradaha Dastuurka Dawladaha xubbaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya,Hey’adaha dastuurka u xilsaaran iyo Maamulada kale oo maalintii labaad soconaya.

Wasiir Muumino ayaa bogaadisay dadaaladda dhameystirka Dastuurka oo Madaxweynaha iyo Xukuumadda DanQaran ugu wada howlanyihiin dhameystirka Dastuurka Soomaaliya, kaas oo laf dhabar u ah mustaqbalka Soomaaliya laguna idleeynaayo qaab-dhismeedka sharci ee aasaasiga ah ee taageeraya dawladnimada Dimoqoraadiga ah ,Sareynta sharciga iyo kaladambeynta dadka.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha dastuurka ayaaWasaaradda dda u idman ka shaqeynta dastuuka,Kaas oo larabo in laga saaro KMGka.

Xukuumaadda Dan Qaran ayaa ku howlahan siddii dalkaan lagu hornarin lahaa, Sharciyadiisa, Kaabasha dhaqaalaha,Kor U qaadidda Caafimaadka,  Waxbarashada,iyo shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.

Previous Post

Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo khudbad ka jeediyay daah furka Mabaadii’da Nabada ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo khudbad ka jeediyay daah furka Mabaadii’da Nabada ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo khudbad ka jeediyay daah furka Mabaadii’da Nabada ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In