Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Tayo-dhowrka oo booliska ku wareejisay Kunteenaro raashin dhacay oo ay gacanta ku hayeen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Tayo-dhowrka oo booliska ku wareejisay Kunteenaro raashin dhacay oo ay gacanta ku hayeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda sare ee Hay’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed ayaa waxa ay uga hadleen howlaha hortebinta u leh Hay\adda ee ah ka hortagga badeecadaha dhacay iyo hubinta tayada badeecadaha dalka soo galaya, waxaana kulanka kadib ay beeniyeen warar been abuur ah oo sheegaya in raashinkii dhacay ee ay gacanta ku dhigtay Hay’adda lagu iibgeeynayo Suuqyada Muqdisho isla markaana ay gacanta ku hayaan 7di Kunteenar oo ay 7dii bisha March ay ku qabteen Dekada Muqdisho

Maxamuud Cilmi Fiidshe Agaasimaha Ilaalinta Tayada Badeecadaha Suuuqyada ee Hay’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed ayaa xusay in warka been abuurka ah ee baraha lagu faafiyay uu yahay mid waxba kama jiraan ah, isla markaana ay weli gacanta ku hayaan oo aan jirin raashin suuq la geeyay.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

February 2, 2026
Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026

Sidoo kale Agaasime Maxamuud Cilmi Fiidshe ayaa tilmaamay in 7-da kunteenar ay ku wareejiyeen Taliska Booliiska ee Dekadda Xamar, si sharciga loola tiigsado ganacsatadii dalka soo gelisay raashinka dhacay.

Booliska ayaa looga fadhiyaa inay xafiiska xeer ilaalinta ku wareejiyaan kiiska la xiriira ganacsatada dalkeena soo gelisay raashinka dhacay si sharciga loola tiigsado, kaasi oo haddii magaalada geli lahaa ay caafimaad daro ku keeni lahayd bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday sarkaal Danab ahaa oo loo haystay falal Argagixisanimo

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray wajiga 2-aad ee adeegga 5G

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray wajiga 2-aad ee adeegga 5G

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray wajiga 2-aad ee adeegga 5G

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

February 2, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah...

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In