Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo daah-furay mashruuc muhiim ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo daah-furay mashruuc muhiim ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ka daah-furay Mashruuc xoojinaya isku xirka nidaamyada bixiya digniinaha halis wadareedka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed, taas oo uu maalgalinayo Bangiga lacagta Adduunka , isaga oo soo dhexmarsiin doono mashruuca ka soo kabashada xasadaraha Soomaaliya (SCRP).

Mashruucaan waxa uu si gaar ah u tageerayaa Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, waxana ujeedka laga leeyahya uu yahay in dhammaan nidaamyada bixiya digniinaha qataraha halis wadareedka la isku xiro, waxana daahfurkiisa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Bankiga lacagta Adduunka, Madaxa xafiiska Hay’adda cuntada Adduunka ee Soomaaliya WFP , waxaana Aalaadda fogaan aragga uga soo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle.

Related posts

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026

Sidoo kale shir gaar ah oo ay yesheen dhinacyadan waxa ay ku falanqeyeen sida loo bilaabi la haa,loona dardargalin la haa mashrucaan madaama haatan laguda galay roobka gu’ga.

Previous Post

R/W Ku-xigeenka oo soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee hannaanka casriyeynta dowladnimada

Next Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho tababar uga furay saraakiil ka tirsan Ciidanka

Next Post
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho tababar uga furay saraakiil ka tirsan Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho tababar uga furay saraakiil ka tirsan Ciidanka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In