Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho tababar uga furay saraakiil ka tirsan Ciidanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho tababar uga furay saraakiil ka tirsan Ciidanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababar uga furay Sarakiil ka tirsan qaybaha iyo Guutooyinka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed .

Tababarkaan ayaa ah mid lugu baranayo howlaha is ku xirka qaybaha iyo guutooyinka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed , tasoo lagama maarmaan u ah howlgallada sifeeynta ah ee lagula jiro Khawarijta Arxanka daran .

Related posts

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026

Taliyaha oo xusay muhiimadda isku xirnaanta talisyada qaybaha iyo Guutoyinka ayaa ku amanay sarakiisha shaqada hufnanta leh ee ay u hayaan ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed, waxa uuna faray in ay laba jibaaraan howlaha hortebinta u leh Ciidanka.

Taliska Ciidanka dulka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo hor kacayo Taliyaha Ciidanka dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa wada dardar ku  aadan howlaha kala duwan ee Taliska dhulka ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo daah-furay mashruuc muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka sugidda badqabka cuntada

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka sugidda badqabka cuntada

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka sugidda badqabka cuntada

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In