Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku dhawaad 40 suxufi oo tababar loogu soo gabagabeeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ku dhawaad 40 suxufi oo tababar loogu soo gabagabeeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaraddda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Hay,adda IRC ayaa tababar socday Muddo 3 Maalin ah Gaalkacyo ugu soo xirtay ilaa 40 Wariye oo isaga kala yimid Degmooyinka Galmudug.

Tababarkaan oo lagu baranayay xaquuqul Insaanka ayaa intii uu socday waxaa ka faa’idaystay Suxufiyiin ka kala socday Magaalooyinka Guriceel , Dhuusamareeb , Xeraale , Caabudwaaq , Cadaado , Hobyo iyo Gaalkacyo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Xiritaankii tababarkaan waxaa ka qeyb galay Wasiirka Warfaafinta , dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug Mudane Abshir Cabdi Shiikhow , Agaasimaha Tababarada ee Wasaaradda Warfaafinta Xasan Cabdiraxmaan Aadan , Agaasimaha Xiriirka Warbaahinta Madaxa banaan ee Wasaaradda Muuse Cabdinuur Maxamuud , Iskuduwaha Degmada Gaalkacyo ee Wasaaradda Warfaafinta Mahad Daahir Maxamed iyo Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug Baashi Cali Xaashi Isduwaha wasaarada warfaafinta ee degmada Xeraale mudane: Mohamed Abdullahi Casqalaani. iyo Agaasiman Warfaafinta iyo Wacyi galinta Bulshada ee Ururka Suxufiyiinta Galmudug ee (Galja) Cabdirisaaq Maxamed Axmed

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Mudane Abshir Cabdi Shiikhow oo tababarka soo xiray ayaa kula dardaarmay wariyaasha tababarka ka faa’idaystay in ay shaqadooda ku dabaqaan aqoonta ay kororsadeen sedexdii Maalin ee tababarku socday isagoo u mahadceliyay hay,adda IRC oo tababarkaan qabashadiisa ka gacan siisay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir Caalami ah uga qeybgalay magaalada New York

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo "SAWIRRO"

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In