Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia xildhibaan ๐ ๐๐ซ๐๐จ๐ฐ๐ฌ๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฅ,ayaa maalintii 2aad ka qaybgashay kulanka ka socda Magaalada Muqdisho Stone-Town ee gobolka Zanzibar ee dalka Tanzania.
kulan dood-wadaag ah oo la xiriira duulimaadyada Rayidka ah ee dalalka xubnaha ka ah ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ay aasaaseen Maamulka Hawada ee EAC, halkaa oo lagu soo bandhigay badqabka iyo amniga duulimaadyada gobolka iyo guud ahaan caalamka.
Madaxweynaha Zanzibar Mudan Dr Hussein Ali Mwinyi,ayaa daa-furay kulanka Dalkeenna Soomaaliya oo ka mid marinada ugu muhiimsan ee hawada ee Gobolka, taa oo mudnaan u leh inan horumarino, sidoo kalana iskaashi kala yeelano waddamada gobolka dhinacyada badqabka iyo Amniga duulimaadyada.