Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan maamul wanaagga oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Japan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan maamul wanaagga oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Japan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda Marwo Saynab Maxamuud Warsame (Xaabsey) iyo xubno ka socday Degmooyinka Maamul Goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar ugu eoo gabagaboobay magaalada Tokyo ee dalka Japan.

Tababarkaan oo lagu baranayay hanaanka dowlad wanaagga iyo qaabka dowladaha hoose ay u shaqeeyaan ayaa waxaa qeybtiisa danbe diirada lagu saaray saarayey; Ka hortagga qataraha, Maareynta musiibooyinka, horumarinta bulshada, iskaashiga bulshada iyo dowlada, shaqo u abuuridda dadka ay dhibaatooyinka saameeyeen iyo sidii loogu heli lahaa dib u dajin xalwaara ah dadka ay dhibaatooyinkaas saameeyaan .

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Wafuudda Soomaalida ayaa inta uu tababarka socday waxa ay booqasho ku tageen Magaalooyinka Hiroshima, Sandia iyo Higashohirashima oo ah Magaalooyin soo maray dhibaatooyin xoogan balse kasoo kabtay, waxaa ayna la kulmeen Maayarada iyo madaxda golaha deegaanka ee degmooyinkaas.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Kuwait oo ka qeybgalay xus hor dhac u ah Maalinta Afrika

Next Post

Wasiir Biixi oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Carabta

Next Post
Wasiir Biixi oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Carabta

Wasiir Biixi oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Carabta

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In