Wednesday, November 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo la kulmay Saraakiisha Kenya ee ku sugan Ceelwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo la kulmay Saraakiisha Kenya ee ku sugan Ceelwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-gobaleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa maanta kulan mira dhal ah laqaatay, saarkiisha ciidanka difaaca Kenya (KDF) ee ku sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,

Shirkan oo ka qabsoomay xerada ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Ceelwaq,ย  waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha Jubbaland, Wasiirka Amniga, Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka badda Jubbaland, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Jubbaland iyo Taliyaha ciidanka daraawiishta Jubaland ee gobalka Gedo.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

November 25, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Kulanka ayaa waxa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa Amnigaย  iyo xasiloonida degmadaย  iyo inay ciidanka Kenya ay sii labo jibaaraan dadaalkoodu.

Ugu danbeyn, Madaxwayne ku xigeenka 1aad ee Jubbaland ayaa ugu mahad celiyay madaxda, saraakiisha ciidanka iyo shacab-weynaha dowladda aan dariska nahay ee Kenya doorkoodu naf-hurnimada ah ee ay ka qaadanayaan dib usoo celinta nabadda iyo xasiloonada Soomaaliya, gaar ahaan Deegaanada Dowlad-gobaleedka Jubbaland

Previous Post

Somali FM Receives OIC Bureau Director General for Collaboration Talks

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

November 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

November 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furey Madasha 9-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo sanadkan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA

November 25, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, isaga oo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

November 25, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In