Friday, November 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qeybta wicitaanada xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-dega ah oo xariga laga jaray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Qeybta wicitaanada xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-dega ah oo xariga laga jaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray qeybta wicitaanada xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-dega ah ee hay’adda SoDMA.

Xaruntaan oo baahi badan loo qabay hirgelinteeda, ayaa loo aas-aasay isku xirka howllgalada gurmadka deg-dega ah, ka jawaabidda xaaladaha adag ay la kulmaan bulshada, iyadoo dadka dhibaatooyinka la kulma ama arka ay soo wicikaraan Numbarka Gaaban ee xaruntaan 449.

Related posts

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

November 20, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026

Tan iyo burburkii dalka kadib waa markii ugu horresay oo qeybtaan la daahfuro si bulshada soomaaliyeed loogu adeego.

Munaasabadan sidoo kale waxa qeyb ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, iyo Masuuliyiin kale ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada, Sida Culimo, Rugta Ganacsiga, Dhaqaatir, Odayaal iyo Masuuliyiin kale.

Previous Post

Howlgal ka dhacay Puntland oo lagu soo qabtay Xubno lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Khawaarijta

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka hawlaha guud oo gaaray Kismaayo

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka hawlaha guud oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka hawlaha guud oo gaaray Kismaayo

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

Soomaaliya Oo Ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee Oslo

November 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Shirka Wasiirrada Arrimaha...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kaga qeyb galay kulamo...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, goโ€™aannana kasoo saaray...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan kula yeeshay Marwo Gemma Tanner, Ku-xigeenka Madaxa arrimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In