Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo gaaray Magaalada Jowhar 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo gaaray Magaalada Jowhar 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusima Ra’iisal Wasaaraha dalka ahna Ra”iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Soomaaliya Mudane Salaha Ahmed Jama iyo wefdi uu hugaaminayo, ayaa maanta booqasho ku gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobaleedka Hirshabeelle.

Waxaana garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar kusoo dhaweyay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe xuseen.

Related posts

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026

Wefdiga Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka oo ay qeyb ka ahaayeen Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda, iyo Guddomiyaha Hey’adda SoDMA, ayaa halkaan u yimid daah furka Mashruuca Biyo-xireenka Jowhar.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Madaxa hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA)

Next Post

Taliyaha CXDS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Talyaaniga oo u bax dhigay Taallada daljirka Talyaaniga

Next Post

Taliyaha CXDS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Talyaaniga oo u bax dhigay Taallada daljirka Talyaaniga

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

July 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan...

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga  Diblomaasiyadda

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In