Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Toronto 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Toronto 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Barre,Iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto ee Caasimadda dalka Canada.

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa waxaa casuumaad gaar ah u fidiyeen,Guddiga horumarinta dhallinyarada Toronto oo marka magacoodo loosoo gaabiyo loo yaqaano “Today”. Waa tariikh ay ku weyn tahay reer Canada iyo bah-weynta Sports-ka.

Related posts

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

August 9, 2026
Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

August 9, 2026

Wasiirka ayaa Toronto u yimid inow ka qeybgalo tartanka caanka baxay ee ciyaaraha Todobaadka dhaqanka Soomaalida,” Somali weeky today” Oo si habsami leh ugu socdo Toronta.

” Waxaan aad ugu mahadcelinayaa jaaliyadda dalkaan,Qaasatan reer Toronto iyo bahda today,Sida quruxda badan oo ay inoogu soo dhaweeyeen aniga wadiga ila socdo Toronto,Waa markii igu horraysay aan immaado maantay qorneed,Sanad ka hore waan jeclaan inaan idinkala soo qeybgalo,Ma dhicin sanadkaan ayay qorneed oo aan idiin imid alxm”.

Todobaadka dhaqanka Soomaalida oo lagu qabto sanad walbo dalka Canada ayaa galayo,Sanadkii 32aad oo ay qabsoonto munaasabadaan,Waxa ay ku hammi wayn yihiin inay sanadka dambe Madaxweynaha Soomaaliya kala soo qeybgalo munaasabadda Todobaadka dhaqanka Soomaalida.

Previous Post

Xubno ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Jubada hoose 

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka sammeeyay Shabeellada hoose

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka sammeeyay Shabeellada hoose

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka sammeeyay Shabeellada hoose

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

August 9, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

August 9, 2026
0

Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In