Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/W Xamsa oo geesiyada Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay jabka ay gaarsiiyeen khawaarijta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
R/W  Xamsa oo geesiyada Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay jabka ay gaarsiiyeen khawaarijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyay geesiyada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland kuwaas oo jab xooggan gaarsiiyay Khawaarijtii isku dayday in ay soo weerarto fariisimaha ciidanka.

“Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidammada Geesiyasha Qaranka iyo kuwa Darawiishta jubbaland oo maanta jabiyay khawaarijta weerarkii fulaynimada ahaa ee ay soo qaadeen”

Related posts

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026

“Casharka ay ciidamadeenu u dhigeen maleeshiyaadkii khawaarijta ahaa ee saakay waabarigii weerarka kusoo qaaday degaannada Buulo-Xaaji Harboole iyo Miido ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay muujineysaa sida ay mujaahidiinteennu uga adkadeen khawaarijta naflacaarig ah” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre

Previous Post

Prime Minister Hamza Abdi Barre Inaugurates Somali Diaspora Conference in Doha

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland

Next Post
Madaxweynaha: “Jabka xooggan ee loo geystey Al Shabaab waa guul u soo hooyatey shacabka Soomaaliyeed ee nabadda jecel”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In