Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka Booliska Degmada Hobyo ayaa gacanta ku dhigay Madaxii maaliyadda gobolka Mudug

Taliska ciidanka Booliska Degmada Hobyo ayaa gacanta ku dhigay Madaxii maaliyadda gobolka Mudug

Idman Yahye by Idman Yahye
2 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka Booliska Degmada Hobyo ayaa gacanta ku dhigay Madaxii maaliyadda gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabaas Amiin oo ah Madaxii Maaliyadda Khawaarijta u qaabilsanaa Gobolka Mudug ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka howlgala degmada Hobyo iyo deegaanada hoos taga, sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey Taliyaha Booliska Hobyo L/Xidigle Maxamed Cadceed.

Cabaas ayaa saraakiisha ciidanka u sheegay in Khawaarijta uu uga biiray degmada Xarardheere, wuxuuna dadka shacabka ah ka uruuri jiray lacago iyo xoolo baad ah, ciidamada qaranka ayaa mar ku dhaawacay duleedka deegaanka Xinlebi ee gobolka Mudug.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Ninkaan ayaa sheegay inuu u adkeysa waayey xaaladda ay ku jiraan kooxaha Khawaarijta ah ee duurka fog ku dhuumaaleysanaya, waxaana u suurta-gashay inuu xiriir lasoo sameeyo saraakiisha ciidamada qaranka, iyadoo looga hortegay aagga deegaanka Caad.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Kabtan Axmed Xaaji Cilmi kana mid ahaa duuliyeyaashii Somali Airlines.

Next Post

Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

Next Post
Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In