Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan is xogwareysi iyo dardargelinta howlaha Samafalka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan is xogwareysi iyo dardargelinta howlaha Samafalka oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Gobalka Mudug ee dhanka Samafalka iyo mashaariicda Dr Badal Sheekh Liibaan Maxamed ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug oo ay xarunta gobalka ku yeesheen kulan is xog wareysi ah

Kulankaan oo ka dhacay xarunta maamulka Gobalka Mudug ayaa waxaa uu ahaa mid is xogwareysi ah oo u dhaxeeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug Maxamuud Guure Guuleed iyo Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee dhanka Samafalka iyo mashaariicda Dr Badal Sheekh liibaan Maxamed

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Gudoomiye ku-xigeenka ayaa uga warbixiyay Wasiirka shaqada ka socata Gobalka ee la xariirta Samafalka iyo mashaariicda iyo doorka maamulka Gobalku uu ka qaato arimaha Garsoorka iyo Caddaaladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa ugu danbeyn uga Mahad celiyay Dr Badal dardargalinta shaqada loo soo igmaday gaar ahaan iyo tan guud ee looga baahan yahay Maamulka Gobalka

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda ioo la shiray Guddi Howleedka Farsame ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo casho sharaf u sameeyay mas’uuliyiin kala duwan

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo casho sharaf u sameeyay mas’uuliyiin kala duwan

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo casho sharaf u sameeyay mas'uuliyiin kala duwan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In