Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo kula la qaatay Wasiir ku-xigeenka Teknoolojiyada Shiinahaย 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo kula la qaatay Wasiir ku-xigeenka Teknoolojiyada Shiinahaย 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ) iyo wefdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo u joogo Magaalada Beijin ee Wadanka Shiinaha, ayaa la kulmay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha iyo Teknoolojiyada Shiinaha Md. Zhang Yunming.

Kulan Doceedkaan, ayaa si gaar ah waxaa loogu soo qaaday xoojinta Xiriirka Iskaashigaan labada dhinac si gaar ah Isgaaraiinta iyo Teknoolojiyada

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib ErdoฤŸan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib ErdoฤŸan

September 8, 2026

Wasaaradda Isgaarsiinta waxa ay dadaal ugu jirtaa sidii loo adkeenlahaa Xiriirka iyo Iskaashiga ay Wasaaraddu la leedahay Wadamada iyo Ururada bahwadaaga ay la tahay, waxaana la filayaa Safarka Wasiirka ku tagay in ay ka soo baxaan Qorshayaal waxtar u leh Dalka.

Previous Post

Hoggaamiyihii Garabka Siyaasadda Xamaas oo lagu dilay Tehran

Next Post

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo tacsiyeeyay geerida Xabiibo Xuseen Baajuuniย 

Next Post
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo tacsiyeeyay geerida Xabiibo Xuseen Baajuuniย 

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo tacsiyeeyay geerida Xabiibo Xuseen Baajuuniย 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib ErdoฤŸan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib ErdoฤŸan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib ErdoฤŸan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya โ€œSAWIRROโ€

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In