Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasir Maareeye “Waxaan Qudaar iyo lacag gaarsiinay dhaawacyada weerarkii khawaarijta ee Liido”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasir Maareeye “Waxaan Qudaar iyo lacag gaarsiinay dhaawacyada weerarkii khawaarijta ee Liido”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareey) oo kormeer ku tagay isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) oo ay yalaan qaar kamid ah dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii khawaarijta ee xeebta Liido ayaa Xubnaha Guddiga gurmadka ku wareejiyay Qudaar iyo lacag gareyso 10-kun oo Dollar.

Deeqdaan waxaa Wasiirka kala wareegay Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha mudane Xirsi Gaani iyo qeybaha kale ee guddiga, waxayna Wasaaradda uga qeyb qadanaysaa deeqdaan gurmadka loo sameynaayo dadkii dhibaatada ka soo gaartay weerarkii Xeebta Liido.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

Wasiir Mareeyay ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan iyagoo gudanaya waajibaadka ka saaran u gurmashada dadka uu dhibku gaaray ay iska soo aruuriyeen deeqda isugu jirta Qudaarta iyo lacag.

Wasiir Maareeye ”Waxaan Qudaar iyo 10-kun oo Dollar soo gaarsiinay dadkii ku dhaawacmey weerarkii Xeebta Liido”.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareey) ayaa dhammaan shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel uga soo wada jeystaan khawaarijta arxanka daran ee xasuuqayo shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka been sheegay Diinteenna Suubban ee Islaamka ah.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Kigali ee dalka Rwanda

Next Post

Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS oo guddooon cusub doortay

Next Post
Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS oo guddooon cusub doortay

Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS oo guddooon cusub doortay

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In