Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane CaliYuusufCali- Xoosh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay horkacayso ku-xigeenka Ambassador-ka Finland ee Soomaaliya Ms. Nelli Mikkola.
Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; Doorashooyinka, Xasillinta, Dowladaha Hoose iyo Arrimo kale oo muhiim u ah horumarinta dalka.