Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xaqiiqa Raadinta ee Golaha Shacabka BJFS oo kulan yeeshay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xaqiiqa Raadinta ee Golaha Shacabka BJFS oo kulan yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Xaqiiqa Raadinta, Dib-u-Heshiisiinta, iyo Hanti isucelinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxa ay kaga hadleen xaaladda guud ee dalka iyo marxaladaha hada uu marayo.

Guddoomiyaha Guddiga Xaqiiqa Raadinta, Dib-u-Heshiisiinta, iyo Hanti isucelinta ee Golaha Shacabka Xildhibaan Dr Axmed Aadan Axmed oo kulanka furay ayaa sheegay in guddiga uu la kulami doono maalinta isniinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta islamarkaana ay la yeelan doonaan kulan is Xog-wareysi ah kaasoo looga hadlayo Colaadaha soo noqnoqday ee ka taagan gobolada dalka.

Related posts

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Guddiga Xaqiiqa Raadinta, Dib-u-Heshiisiinta, iyo Hanti isucelinta ee Golaha Shacabka Xildhibaan Dr Axmed Aadan Axmed oo kulanka soo xiray ayaa xubnaha guddiga ku bogaadiyay in la dardar geliyo howlaha shaqo ee hortabinta u leh guddiga.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo guddoomiyay shir looga hadlayey Arrimaha Xasilinta

Next Post

Howlgal lagu dilay Horjooge iyo Maleeshiyaad katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Next Post
Howlgal lagu dilay Horjooge iyo Maleeshiyaad katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Howlgal lagu dilay Horjooge iyo Maleeshiyaad katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

July 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In