Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Xoosh oo bogaadiyay doorka haweenka ee taageeridda Ciidamada Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiir Xoosh oo bogaadiyay doorka haweenka ee taageeridda Ciidamada Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa ka qeyb galay barnaamijka Hooyo u Hiili Qaranka, oo diiradda saaraya doorka haweenka iyo dhallinyarada ee ka hortagga dagaallada sokeeye, isagoo bogaadiyay kaalinta haweenka ee garab istaagga ciidanka iyo taageeridda jiritaanka dowladda.

Isagoo ka hadlaya munaasabadda, Wasiir Xoosh ayaa xusay in Soomaaliya ay leedahay cadow gudaha iyo dibadda ah, kuwaas oo leh ujeedooyin kala duwan. Wuxuuna tilmaamay in barnaamijka Hooyo u Hiili Qaranka uu waqtigiisi ku soo aaday.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in wajiga koowaad ee dagaalka Khawaarijta dhul badan laga xoreeyay, lana gaarsiiyay deegaanadaasi adeegyada aasaasiga ah sida, amniga iyo waxbarashada. Wuxuu intaas ku daray in wajiga labaad ee dagaalka uu dhawaan bilaaban doono.

Wasiir Xoosh ayaa sidoo kale xusay in Soomaaliya ay isaga filantahay iska caabbinta cadawga, isla markaana ay ka soo kabaneyso dhaawacyadii dagaallada sokeeye. Wuxuuna ugu dambeyntii ku boorriyay odayaasha dhaqanka in ay ka shaqeeyaan nabadda dalka, isla markaana ay door ka qaataan dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah.

Previous Post

Xukun dil ka dhashay oo uu sabab u ahaa Kaararka Barakacayaasha

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In