Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliiska Soomaaliya oo degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Booliiska Soomaaliya oo degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Tayo Dhowrka oo kaashanaysa Booliska iyo Xeer illaalinta Qaranka ayaa degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay.

Related posts

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026

Rashiinkaan oo gaarayay 2,000 kiish oo Bur dhacay ah kaa oo laga qabtay Dekadda Muqdisho,waxna baaris kadib Hay’adda Taya dhowrku ay sheegtay in uu yahay mid dhacay.

Agaasimaha Kormeerka Hey’adda Tayo Dhowrka Maxamuud Cilmi oo goobta lagu gubay rashiinkan ka hadlay ayaa yiri”Ganacsatada Soomaaliyeed bulshada haka daayaan waxyaabaha dhacay ee noloshaada qatarta ku ah inay soo iibiyaan.

Xeer illaaliye Mustaf Cali Salaad ayaa ganacsatada soomaaliyeed kaga digay in aan dalka lasoo galin karin Rashiin dhacay baaritaana lagu sameynayo cid kasta oo ku lugyeelata soo galinta dalka Rashiinka Dhacay.

“Baaris ayaa ku socota cid kasta oo ku lug leh ka ganacsiga raashinka dhacay.”

Xeer illaaliye Mustaf Cali Salaad

Previous Post

Taliyaha Booliska oo safar shaqo ku tegay Mareykanka

Next Post

R’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay Janaasada Marxuum Sheekh Maxamed Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Baardheere

Next Post
R’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay Janaasada Marxuum Sheekh Maxamed Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Baardheere

R’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay Janaasada Marxuum Sheekh Maxamed Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Baardheere

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

April 16, 2026
0

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Muqdisho uga qeyb...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

April 16, 2026
0

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa’iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madaxbannaanideeda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In