Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Turkiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle oo wada dalaallo la xariira sidii loogu diyaar garoobi lahaa abaarta la saadaalinayo, loona yareyn lahaa khatarta ka dhalan karta, ayaa kulan wax-ku-ool ah la qaatay Safiir ku xigeenka Safaaradda Turkiga, Ozan Can Gumus iyo Madaxa howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda Bisa Cas ee Turkiga, serif simsek.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii Dowladda Turkiga gacan uga geysan lahayd howlaha ka hortagga La-nina iyo sii laba jibaaridda kaalmada beni’aadannimo, Safiir ku xigeenka ayaana ballan-qaaday in Turkiga ay dhawaan dalka keeni doonaan gargaar loogu talagalay dadka nugul ee garab istagga u baahan.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Yaboohaan ka yimid Turkiga ayaa ku soo aadaya maalin kadib markii Hay’adda SoDMA ku dhawaaqday in abaarta la saadaalinayo ee La-nina ay saameyn ku yeelan karto in ka badan 16 degmo iyo in dhaqaale ahaan loo baahanyahay 30 milyan dollar, si wax looga qabto.

Previous Post

Wasiirka Amniga oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheikh oo darajada Sareeeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheikh oo darajada Sareeeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

Madaxweyne Xasan Sheikh oo darajada Sareeeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In