Sunday, June 29, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer-Ilaaliyaha Guud oo la kulmay Ku-xigeennada Xeer-Ilaaliyaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
October 13, 2024
in Wararka
0
Xeer-Ilaaliyaha Guud oo la kulmay Ku-xigeennada Xeer-Ilaaliyaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer-Ilaaliyaha guud ee Qaranaka Mudane Sulayman Maxamed ayaa maanta shir la yeeshay ku-xigeenada Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, shirkaas oo ujeedkiisu ahaa ka go’aan gaarista Xaashida Eedda iyo warbixinta Galalka.

Xeer Ilaaliyeyaasha ayaa dood iyo falaqayn ka yeeshay isbar-bardhiga qaab dhismeedka Eedda iyo soo jeedinada cusub ee la xariira Xaashidda Eedda iyo Hannaanka Warbixinadda gal dacwadeedyadda.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MASHAARIIC HORUMARINEED KA DHAGAX DHIGAYA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MASHAARIIC HORUMARINEED KA DHAGAX DHIGAYA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

June 29, 2025
Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Jubbadda Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Jubbadda Hoose

June 29, 2025

Ugu danbayn Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa kula dardaarmay Xeer-Ilaaliye ku-xigeenada in Xaashida Eedda ee ay diyaariyaan ahaato mid ka turjumeysa xirfad, aqoon iyo dhaqan gelinta sharciga.

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud oo qaabilay Wafdi ka socday USAID

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud oo qaabilay Wafdi ka socday USAID

Wasiirka Howlaha Guud oo qaabilay Wafdi ka socday USAID

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MASHAARIIC HORUMARINEED KA DHAGAX DHIGAYA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MASHAARIIC HORUMARINEED KA DHAGAX DHIGAYA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

June 29, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Jubbadda Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Jubbadda Hoose

June 29, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa saaka waaberigii fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Deegaanno ka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib-u- dhiska laamiga Zoobe

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib-u- dhiska laamiga Zoobe

June 29, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo si rasmi ah u hirgelisay nidaamka PISCES

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo si rasmi ah u hirgelisay nidaamka PISCES

June 29, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa si rasmi ah u hirgelisay nidaamka PISCES (Personal Identification Secure Comparison...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In