Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagmada Xarardheere oo lagu qabtay tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Dagmada Xarardheere oo lagu qabtay tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Adeegyada Bani’aadamnimada iyo Horumarinta ee Ileys (IlEYS) ayaa Dagmada Xarardheere ugu soo gabagabeeysay Bulshada Dagmadaasi tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqul insaanka

Tababarkaan oo ay fulinayeen Hay’adda adeegyada Beni’aadannimo iyo horumarinta ILEYS oo kaashaneysa Hay’addaha Qaramada Midoobay ee UNSOM iyo UNICEF ,isla markaana socday muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka faa’iideeystay qaar ka mid ah Bulshada ku nool Degmada Xarardheere oo haatan kasoo kabtay dhibaatadii iyo tacadiyadii diin la’aanta ku dhisnaa ee kooxda khawaarijta ee Al shabaab kuwaa oo muddo 15 sano ah dhibaatooyin lid ku ah xuquuqul insaanka halkaasi ka geysanayay

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Qaar ka mid ah xubnihii ka qeyb galay tababarka ayaa goobta uu tababarku ka dhacayay ku faah faahiyay Tacadiyadii ka dhacay dagmada Xarardheere iyo Deegaanada Hoostaga

Deeqa Xuseen Cabdi oo ka mid ah gabdhaha reer Xarardheere ayaa ugu horeyn ka warantay tacadiyadii iyo xadgudubyadii ee ay kala kulmeen kooxda gabalkoodu sii dhacaya ee naf la caarigaa ee Al shabaab xiligii ay ku sugnaayeen dagmadaasi waxaana ay sheegtay in ay la kulmeen muddadii ay ku sugneeyd Xarardheere, dil, xarig iyo dhac ay ugeysanayeen Maleeshiyaadka Arxanka Daran ee Khawaarijta Al Shabaab

Quburada bixinaysay tababarkaan ayaa waxay kula taliyeen dadka ka qaybgalay tababarka inay u gudbiyaan aqoontooda bulshada kale si loo xoojiyo fahamka xuquuqda aadanaha iyo in la dhiso Urruro bulsho oo ka shaqeeya ilaalinta xuquuqda aadanaha.

 










Previous Post

BJFS oo ansixiyay codsiga madaxweynaha JFS ee ku aaddan in muddo bil ah lagu daro kalfadhigan

Next Post

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 w𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚y 𝐇𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐝d𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚

Next Post
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 w𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚y 𝐇𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐝d𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 w𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚y 𝐇𝐞𝐲'𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐝d𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In