Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan bulshada lagu wacyi galinayay oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan bulshada lagu wacyi galinayay oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha Dowlad Gobaleedka Puntland oo gacan ka heleysa dowladda Norwey isla markaana ah mid bulshada loogu sameeynayo Wacyi galin ku aadan lahaanshaha iyo gacan ku heynta leyrarka ku yaala waddooyinka ee ku shaqeeya ileyska Cadceedda ayaa ka furmay magaalada Gaalkacyo

Kulanka oo ay goob joog ka ahayeen Xubno ka socday Bulshada Qeybahooda kala duwan ee ku nool magaalada Gaalkacyo iyo masuiliyiin ka tirsan kuwa Maamulka Dagmada Gaalkacyo ee Puntland

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Duraan Maxamuud Nuur Agaasimaha Waaxda Howlaha Guud ee Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaavsheegay in ahmiyad weyn ay ugu fadhiyaan Bulshada Leyrarka laga hirgaliyay waddooyinka ee ku shaqeeya ileeyska Cadceedda loona baahan yahay in Bulshadu ilaashato maadaama la arkay in Amniga iyo horumarka Ganacsi ay wax weyn kusoo kordhiyeen isagoo uga mahadceliyay Dowladda Norwey oo ka saaciday dowlad Gobaleedka Puntland

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa ka qeyb galayaashii ay aragtidooda ku aadan sida loo ilaashan karo leyrarka kasoo jeediyay kulanka, kuwaa oo sidoo kale ka sheekeeyay Faa’iidada ay Bulshada u leeyihiin

Qaar ka mid ah Xubnihii ka qeyb galay kulanka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay Faa’iidada ay bulshadu ka heleen leyrarka laga hirgaliyay wadooyinka

Previous Post

Shirka Amniga Qaranka oo lagaga hadlay Istaraatiijiyadda Xoojinta Amniga Dalka

Next Post

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta dowladda Hoose ee Xamar

Next Post
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta dowladda Hoose ee Xamar

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta dowladda Hoose ee Xamar

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In