Radio Muqdisho:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u magacaabay Cabdiraxmaan Axmed Xayle wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha.
Madaxweynaha Galmudug ayaa faray dhammaan hay’adaha kala duwan, inay la shaqeeyaan Wasiirka la magacaabay, si uu waajibkiisa u guto.