RADIO MUQDISHO:ย Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa iclaamiyey doorashada kuraasta GSH#248 iyo GSH#049, oo ka tirsan Golaha Shacabka, taasi oo 6-da ilaa 8-da bishaan ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐ย
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...












