Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senetar Xasan Kobac oo baaq u diray Hay’adaha samafal ka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Senetar Xasan Kobac oo baaq u diray Hay’adaha samafal ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Xasan Iidow Maxamed (Kobac) oo ka mid ah Senatarada Golaha Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta deegaannada Maroodile iyo Bar-Fiiqi gaarsiiyay gargaar biyo dhaamin ah, taasoo uu uga jawaabayay xaaladda biyo la’aanta ee ka taagan magaalada Farlibaax iyo deegaannada hoostaga.

Dhallinyarada iyo culimada uga wakiilka ah Senator-ka howlaha loogu gurmanayo qoysaska biyo la’aanta ah ayaa gaarsiiyay halkii loogu talagalay, iyadoo shacabku ay ka mahadceliyeen.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Senator Xasan Iidow Maxamed (Kobac) oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xusay in Degmada Farlibaax iyo deegaannada ku xeeran ay xilligan ka jirto biyo la’aan baahsan, islamarkaana aysan ku filneyn biyaha hadda loo shubayo.

Senetar ka ayaa tilmaamay inay jiraan Hay’ado kala duwan oo uu ksla hadlay wax ka qabashada xaaladaha beni’aadannimo ee ka jirta Farlibaax.

“Waxaan markale cod dheer ugu baaqayaa Hay’adaha samafalka iyo bulshada Soomaaliyeed inay u gurmadaan walaalahood ku dhibaateysan degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan”.ayuu yiri Senator Xasan Kobac.

Maalintii 3aad ayuu Senator Xasan Iidow Maxamed (Kobac) deegaannada Maroodile iyo Bar-Fiiqi gaarsiiyay biyo, mana jirto cidkale oo gurmatay bulshada halkaas ku dhaqan.

 

Previous Post

Ciidanka Hay’adda NISA oo gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal ka tirsan Khawaarijta

Next Post

Danjire Jabriil oo Mombasa uga qeybgalay Tartan Qur’aan akhris ah

Next Post
Danjire Jabriil oo Mombasa uga qeybgalay Tartan Qur’aan akhris ah

Danjire Jabriil oo Mombasa uga qeybgalay Tartan Qur'aan akhris ah

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In