Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jabriil oo Mombasa uga qeybgalay Tartan Qur’aan akhris ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 months ago
in Wararka
0
Danjire Jabriil oo Mombasa uga qeybgalay Tartan Qur’aan akhris ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa sanadkii 2aad oo xiriir ah magaalada Mombasa uga qeybgalay Tartanka Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo ay ka qeybgaleen arday ka kala socotay dalalka bariga Afrika oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay.

“Waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa hoggaanka Ismaamulka Mombasa, oo uu ugu horeeyo walaalkey, Guddoomiyaha Gobolka Abdullswamad Sherrif Nassir dadaalka hagar la’aanta ah oo ay ku bixiyeen taaba gelinta iyo sare u qaadida tartankan caalamiga oo Ardayda ay ku soo bandhigayeen sida ay u xifdisanyihiin Qur’aanka Kariimka”.ayuu yiri Danjire Jabril.

Related posts

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xusay in marka la dhageysanayo dhallinyarada xaafidul Qur’aanka ah sida ay Qiraa’ada u akhrinayaan uu qofkasta qushuuc dareemayo, isla markaana uu helayo awood uu ku maareeyo caqabadaha xaga nolosha ee maalin kasta la soo darsa.

“ASW waxaan ka baryayaa inuu barakeeyo dhamaan intii sida hagar la’aanta ah uga soo shaqeysay inay tani noqoto dhacdo dhab ah oo caalami ah oo lagu weyneynayo qawlka Alle”. Ayuu Danjiraha hadalkiisa ku soo gabagabeeyay.

Previous Post

Senetar Xasan Kobac oo baaq u diray Hay’adaha samafal ka

Next Post

Madaxweynaha JFS oo gaaray Degmada Cadale si uu u dardargeliyo howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta

Next Post
Madaxweynaha JFS oo gaaray Degmada Cadale si uu u dardargeliyo howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo gaaray Degmada Cadale si uu u dardargeliyo howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In