Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah

Idman Yahye by Idman Yahye
1 year ago
in Wararka
0
Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO: Weerarrada Israa’iil ee ka dhacay Gaza tan iyo waaberigii shalay ayaa lagu dilay 45 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan saddex carruur ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo caafimaad iyo kuwa difaaca rayidka ah.

Weerarada sii socda ee Israel ayaa sababay cambaareyn caalami ah,gaar ahaan go’doominta Israa’iil ee ku soo kordhaya deegaanada Falastiin,waxayna saraakiisha Qaramada Midoobay iyo dadka u dooda xuquuqda ay dalbadee in gargaar bani’aadanimo oo aan la hor istaagin la gaarsiiyo dhulalka Falastiin.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Dhinaca kale gawaari xamuul ah oo sidda cunto, biyo iyo dawo ayaa ku soo ururaya xudduudaha Gaza iyada oo xafiiska warbaahinta dawladda ee Marinka Gaza uu sheegay in ugu yaraan 57 Falastiiniyiin ah ay gaajo ugu dhinteen go’doominta Israa’iil ee dhulalka la heysto.

Dagaalka Israa’iil ee Qaza waxaa ku dhintay ugu yaraan 52,495 ruux,waxaana ku dhaawacmay 118,366, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza.

Xafiiska Warbaahinta ee Xukuumadda Gaza ayaa tirada dhimashada ka dhigeysa 61,700, iyadoo sheegtay in kumannaan qof oo lagu la’yahay burburka hoostiisa loo malaynayo inay dhinteen.

Previous Post

Hay’adda Istaatistikada oo soo bandhigeyso warbixin ka hadleyso casriyeynta badeecadaha Soomaaliy

Next Post

Duqa Magaalada oo waddo laami ah ka dhagax dhigay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir

Next Post
Duqa Magaalada oo waddo laami ah ka dhagax dhigay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir

Duqa Magaalada oo waddo laami ah ka dhagax dhigay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In