Thursday, May 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ka Hor-Jeedisay Mowqifkeeda Adag Ee Qaddiyadda Falastiin

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
8 months ago
in Wararka
0
Soomaaliya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ka Hor-Jeedisay Mowqifkeeda Adag Ee Qaddiyadda Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(NEWYORK):- Intii lagu guda jiray kulankii 10,000-aad ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya si cad uga muuqatay taageerada shacabka Falastiin.

Wakiilka Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Mudane Abukar Dahir Osman (Baalle), ayaa khudbad xamaasad leh oo uu jeediyay ku cambaareeyay fashilka Golaha, ee joojinta dagaalka Qaza.

Related posts

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026

Soomaaliya waxay ka mid ahayd tobanka xubnood ee aan joogtada ahayn ee soo gudbiyey, qaraar ku baaqaya xabbad-joojin degdeg oo shuruud la’aan ah, gargaar baniโ€™aadamnimo oo aan carqalad lahayn oo la gaadhsiiyo walaalaha Gaza, iyo sii deynta la haystayaasha. Qaraarkani ayaa wuxuu helay 14 cod oo taageero, balse waxaa xannibay oo awoodda VETO POWER u isticmaalay Mareykanka, isagoo ku andacoonaya in qaraarku aanu marnaba toos u cambaareynin Xamaas,iyo inuu meesha ka saarayo waxa uu ugu yeedhay isdifaaca Israa’iil.

Wakiilka Soomaaliya wuxuu ku adkeystay in malaayiin Falastiiniyiin ah, ay maanta dunida uga baahan yihiin gargaar bani’aadantinimo, xaqna ay u leeyihiin inay nabad ku noolaadaan, taas oo sii xoojinaysa soo jeedinta wakiilka ee xabbad joojin degdeg oo joogto ah oo ka dhaqangasha Gaza.

Previous Post

Soomaaliya oo ka qayb gashay mashruuca caalamiga ah ee isku dhafka dhaqanka iyo Gaadiidka

Next Post

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha XFS Oo La Kulmay Wasiirka Dekadaha Ee Dalka Turkiga

Next Post
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha XFS Oo La Kulmay Wasiirka Dekadaha Ee Dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha XFS Oo La Kulmay Wasiirka Dekadaha Ee Dalka Turkiga

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐ž๐ฒ ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒa๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข๐ง๐ข

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In