Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qayb gashay mashruuca caalamiga ah ee isku dhafka dhaqanka iyo Gaadiidka

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
12 months ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka qayb gashay mashruuca caalamiga ah ee isku dhafka dhaqanka iyo Gaadiidka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(CHINA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa ka qayb gashay mashruuca muhiim ka ah  ee isku dhafka Gaadiidka iyo dhaqanka, kaas oo ka socda dalka Shiinaha.

Shirkan oo ah mid heer caalami ah oo 12 Dal oo aduunka ah ay ka qayb galayaan, ayaa ujeedadiisu tahay in la isku xiro horumarka tiknoolajiyada ee Gaadiidka iyo muhiimadda dhaqan ee bulshooyinka kala duwan. Wafdiga Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirkan ayaa xoogga saaraya sidii ay xiriir ula sameyn lahaayeen dalal kale, isla markaana ay uga faa’iideysan lahaayeen khibradaha caalamiga ah ee dhinacyada gaadiidka iyo duulista hawada.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Siciid Cabdullaahi Maxamuud oo ah Agasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada ee Wasaaradda iyo
Abdirizak Adam Gedi lataliyaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa sheegay in ka qeyb galka Soomaaliya ee shirkan uu yahay mid muujinaya sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan kuwa Gaadiidka iyo duulista hawada.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiddig Ramla Cali guddoonsiiyey Shahaado Sharaf

Next Post

Soomaaliya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ka Hor-Jeedisay Mowqifkeeda Adag Ee Qaddiyadda Falastiin

Next Post
Soomaaliya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ka Hor-Jeedisay Mowqifkeeda Adag Ee Qaddiyadda Falastiin

Soomaaliya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ka Hor-Jeedisay Mowqifkeeda Adag Ee Qaddiyadda Falastiin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In