Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Oo Dhagax-Dhigay Garoonka Ciyaaraha Degmada Afgooye

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
9 months ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Oo Dhagax-Dhigay Garoonka Ciyaaraha Degmada Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(AFGOOYE):-Waxaa si rasmi ah loo dhagax-dhigay garoonka kubbadda cagta ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo si wadajir ah ay u dhagax-dhigeen, Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Xasan Cabduqaadir, iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Cali (Najax),

Dhagax-dhigga garoonkan ayaa sidoo kale waxaa kasoo qayb galay xubno ka socday maamulka degmada Afgooye iyo saraakiisha amniga ee Dowlad Koonfur Galbeed.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Garoonkan oo lagu dhisi doono qaab is-xilqaan ah ayaa ayaa waxa uu dhiirrigelin u yahay, dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kale duwan ee dhanka, horumarinta ciyaaraha, iyo kobcinta isdhexgalka bulshada ku dhaqan guud ahaan deegaanka.

Previous Post

Madaxweynaha JFS Oo Guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka AUSSOM

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Ururka Jaamacadda Carabta

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Ururka Jaamacadda Carabta

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Ururka Jaamacadda Carabta

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In