Tuesday, July 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Oo La Kulmay Ururka Baraarugga Bulshada Banaadir(BBB)

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
9 months ago
in Wararka
0
Maareeyaha Dekadda Muqdisho Oo La Kulmay Ururka Baraarugga Bulshada Banaadir(BBB)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:- Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB) isagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aadan howlaha horumarinta Dekadda.

Madaxda iyo xubnaha Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB) ayaa ugu horeyn talooyinka ay soo gudbiyeen waxaa kamid ahaa.

Related posts

Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

July 7, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Salaada Janaasada ee Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Salaada Janaasada ee Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 7, 2026

1-In Gawaarida xamuulka ah ee isticmaala Dekadda loo ogolaado in ay shaqeeyaan xiliyada habeenkii, si saxmada maalintii ka jirta waddooyinka Caasimadda u fududaato.

2- In la xadido miisaanka rarka la saaro Gawaarida si loo ilaaliyo badqabka bulshada iyo bilicda.

3-in darwalada kaxeyso gaadiidka xamuulka ah la siiyo tababar la xariira isticmaalka Waddooyinka iyo anshaxa.

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nur (Americo) ayaa tilmaamay in talooyinka bulshada uu ka dhageesto ay qeyb ka yihiin qorshayaasha uu ku shaqeeyo, kuwaas oo qaarkood lagu horumariyo hanaanka shaqo ee Dekadda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Mareykanka

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigay akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Barakacayaasha(IDP Bill)

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigay akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Barakacayaasha(IDP Bill)

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigay akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Barakacayaasha(IDP Bill)

Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

July 7, 2026
0

𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Salaada Janaasada ee Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Salaada Janaasada ee Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 7, 2026
0

Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

July 7, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS   oo dhiirrigelin ugu tegay Ciidamada ku sugan Wargaadhi

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS   oo dhiirrigelin ugu tegay Ciidamada ku sugan Wargaadhi

July 7, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In