Monday, July 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka oo soo bandhigay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta oo hawlgal lagu soo qabtay

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
6 months ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka oo soo bandhigay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta oo hawlgal lagu soo qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(GEDO):-Ciidamada Ammaanka ayaa hawlgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Baardheere ku soo qabtay dhagar-qabe ka tirsanaa Khawaarijta, kaas oo si toos ah ugu lug lahaa falal amni-darro iyo curyaaminta dhaqaalaha shacabka.

Dhagar-qabaha la qabtay oo lagu magacaabo Maxamuud Shariif Xuseen ayaa kooxda u qaabilsanaa howlo ay ka mid ahaayeen aaska miinooyinka waddooyinka, si loogu waxyeeleeyo gaadiidka Ciidamada Ammaanka iyo kuwa dadweynaha.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

July 6, 2026
Shirweynaha Hal-abuurayaasha Dijitaalka ah (SOCCDEC) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Shirweynaha Hal-abuurayaasha Dijitaalka ah (SOCCDEC) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

July 6, 2026

Sidoo kale, dhagar-qabahan ayaa Khawaarijta u gudbin jiray xog la xiriirta ganacsatada gobolka Gedo, si loo dhaco hantidooda, waxaana uu sidoo kale mas’uul ka ahaa gudbinta saadka kooxda Khawaarijta.

Intaa waxaa dheer, Maxamuud Shariif Xuseen ayaa qirtay inuu ku lug lahaa dil sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliiska degmada Baardheere, dilkaas oo loo adeegsaday qarax miino ah, islamarkaana uu sheegay in ay wada fuliyeen dhagarqabe kale oo lagu magacaabo Aadan Dheere.

Previous Post

The Government of Somalia has issued a statement regarding the attack on the Qatar Embassy in Ukraine

Next Post

Taliyaha Guutada 6aad oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan ciidamada Qaranka

Next Post
Taliyaha Guutada 6aad oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan ciidamada Qaranka

Taliyaha Guutada 6aad oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan ciidamada Qaranka

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

July 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta...

Shirweynaha Hal-abuurayaasha Dijitaalka ah (SOCCDEC) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Shirweynaha Hal-abuurayaasha Dijitaalka ah (SOCCDEC) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

July 6, 2026
0

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta hal-abuurka, kobcinta dhaqaalaha dijitaalka ah, iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa fursado cusub...

Hoggaamiyaha KGS oo Baydhabo ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Hoggaamiyaha KGS oo Baydhabo ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

July 6, 2026
0

Hoggaamiyaha KGS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr. Shaati-Gaduud ee magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wafdi...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo howlo shaqo u jooga Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo howlo shaqo u jooga Mareykanka

July 5, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Seattle ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In