Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka cusub Mudane Cabdifitaax Qaasin Maxamuud.

Munaasabadda Xil-wareejinta ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, waxaana ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda, xubno ka socday warbaahinta kala duwan ee dalka iyo marti sharaf kale.

Related posts

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

June 27, 2026
Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Next Post
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiiro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu...

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In