Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 hours ago
in Wararka
0
Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururada 161-aad, 164-aad iyo 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS ayaa hawlgal burburin ah ka fuliyay deegaannada Buur Aylo, Jameeco, Durdur iyo Saaxweyne ee Gobolka Baay.

Hawlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu beegsaday goobo iyo fariisimo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen gabaad iyo isku abaabul. Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa burburiyay fariisimihii iyo goobihii bartilmaameedka ahaa, iyagoo xaqiijiyay in la wiiqo dhaq-dhaqaaqyada kooxda ee deegaannadaasi.

Related posts

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

July 22, 2026
Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

July 22, 2026

Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa sii wadi doona hawlgallada lagu xaqiijinayo amniga iyo difaaca shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

Next Post

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

Next Post
Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

July 22, 2026
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

July 22, 2026
0

Waxaa Degmada Caabudwaq ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

July 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

July 22, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr Cabdullaahi Maxamed Odowaa, sidoo kalena ah Safiirka aan daganeyn ee Dalalka Sri...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In