Wednesday, November 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 hours ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha Siyaasadda Bani’aadantinimada iyo Iskaashiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta Dowladda UK (FCDO), oo ay wehliyaan Dr. Ranil Dissanyake – Ku-xigeenka Madaxa Dhaqaalaha,Tim Green – Hoggaamiyaha Kooxda Waaxda Falanqaynta Iyo Martin Gichuru – La-taliyaha Arrimaha Bani’aadantinimada.

Kulanka waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda saadaasha El Niño iyo saameynta ay ku yeelan karto Soomaaliya, xoojinta wada-shaqeynta iyo iskaashiga dhinacyada bani’aadantinimada, iyo sidii loo sii xoojin lahaa qorshayaasha diyaar-garowga iyo ka-hortagga musiibooyinka.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay dilka Ismaaciil Haniya

Dowladda Soomaaliya Waxay si adag u diiddan tahay tallaabada Isra’1l ay Ku sheegatay magacaabista Safiir ka Hawlgala Hargeysa

November 4, 2026
Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

November 2, 2026

Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo nidaamyada digniinta hore iyo tallaabooyinka ka-hortagga ah, horumarinta awoodda hay’adaha dowladda, iyo dhismaha u adkeysiga bulshada si loo yareeyo saameynta fatahaadaha, abaaraha iyo khataraha kale ee ka dhasha isbeddelka cimilada.

Ugu dambeyn, Hay’adda SoDMA Guddoomiyaha Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa bogaadiyay taageerada joogtada ah ee Dowladda UK iyo iskaashiga ay la leedahay Soomaaliya ee dhinacyada maaraynta musiibooyinka iyo arrimaha bani’aadantinimada.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya Waxay si adag u diiddan tahay tallaabada Isra’1l ay Ku sheegatay magacaabista Safiir ka Hawlgala Hargeysa

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

November 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha...

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay dilka Ismaaciil Haniya

Dowladda Soomaaliya Waxay si adag u diiddan tahay tallaabada Isra’1l ay Ku sheegatay magacaabista Safiir ka Hawlgala Hargeysa

November 4, 2026
0

Tallaabooyinkaan la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si bareer ah u jebinayaan madaxbannaanida, wadajirka...

Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

November 2, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa kulan la yeeshay...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Cumaan ee Soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Cumaan ee Soomaaliya

November 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In