Friday, November 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
26 minutes ago
in Wararka
0
๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, goโ€™aannana kasoo saaray weerarka qaawan ee dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta ay ku hayso Qaranimadda, Madax-bannaanida iyo Amniga Soomaaliya.

Shirka Golaha Wasiirrada oo shir-guddoomiyay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Wasaaradaha Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah lagaga dhagaystay warbixin la xiriirta heerka weerarka iyo farogalinta Imaaraatka gaarsiisanyahay , waxaa sidoo kale Wasaaradaha Amniga Gudaha, Gaashaandhigga iyo Warfaafinta ay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan xaaladaha dalka ee amniga, hawlgalada ciidanka, iyo arrimaha bulshada.

Related posts

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

November 20, 2026

Kulanka ayaa looga dooday weerarka ay dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta ku hayso Soomaaliya, waxaana la faray Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah in ay wadatashi ugu yeerto Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka u qaabilsan Imaaraatka Carabta, islamarkaasna Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya ku wargaliso in uu dalkiisa dib ugu laabto muddo 72 saacadood ah.

Golaha ayaa warbixin ka dhagaystay Tiirka Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraaha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, taasi oo ku saabsan xaaladda waxbarashada dhanka xirfadaha iyo farsamada shaqo, waxaana golaha loo soo bandhigay warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan Mac-Hadka Farsamada dalka ugu weyn oo ay dhigtaan arday gaaraysa 670 qof, iyada oo uu golaha hor yimid Mudane Xasan Maxamed Guutaale oo ah muwaadhin Soomaaliyeed oo tan iyo 1991-dii illaalinayey, kuna guuleystay in uu xafido dhismaha iskuulkaas oo loo yaqiinay Xero Jarmal. Raโ€™iisul Wasaare Xamsa ayaa muwaadhinkan ku tilmaamay halyeey Soomaaliyeed oo mudan in la xuso, wuxuuna ku bogaadiyay shaqada waddaninimo ee uu dalka iyo dadka u qabtay.

Ugu dambayntii, Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa golaha usoo bandhigtay warbixin la xiriirta Hirgalinta Hannaanka Waxbaridda Dadka Maqalka Laโ€™, waxaana wasiirrada loo shiday cajal ka hadlaya habka iyo luuqadda suul dhabaalaha, iyada oo Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, uu xusay in ay waajib dastuuri iyo mid diimeed-ba tahay daryeelka iyo waxbaridda dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

 

 

Previous Post

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

Next Post

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Next Post
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kaga qeyb galay kulamo...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

November 20, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, goโ€™aannana kasoo saaray...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan kula yeeshay Marwo Gemma Tanner, Ku-xigeenka Madaxa arrimaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

November 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga, oo uu ka socdo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In