Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar kamid ah Shaqaalaha Dabdamiska gobolka Banaadir oo Tababar Loogu soo xiray Nairobi”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaar kamid ah Shaqaalaha Dabdamiska gobolka Banaadir oo Tababar Loogu soo xiray Nairobi”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta tababar soconayey mudo 30 maalin ah loo soo geba gabeeyey arday tiradoodo dhan tahay 18 ayaa kuwaasi oo loo tabo barayey qaabka ugu haboon ee loola dagaalamo dabka waxaana tababarkan oo aha heerkii 2 aad iska kaashaday Hay’ada qaabilsan garoomada diyaarada ee dalkani Kenya KAA iyo UNSUA .

Munaasabad lagu soo xiryay tabarkan ayaa maanta waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socday Hay’adaha iska kaashanayey hirgalinta tababarkan iyo mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Soomaaliya oo uu kamid ahaa Danjiraha dawlada Soomaaliya Uganda dalkani Kenya Amb Maxamed Cali Nuur( Americo), Gudoomiye ku xigeenka dhinaca maamulka iyo Maaliyada ee gobolka Banaadir Ismaaciil Macalin Cabdi ( Guure), Agaasimaha Waaxda Dabdamiska Ee Gobolka Banaadir Cabdulaahi Maxamed Cabdule ( Saneey ) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga ha ee Gobolka Banaadir Axmed Cusmaan Muxuyadiin(Showqi)

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Waxaana Intii uu socday tababarkani sida ay ii sheegeen ardaydan waxaa lageeyey goobo kala duwan oo ku yaala gudaha dalkani Kenya, waxaana ardaydan loo tababatay sida ugu haboon ee loola dagaalamo dabka iyadoo loo carbiyey sidii ay u sii tababari lahaayeen ardayda kale ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.

Waxaan gunaanadkii munaasabadan la gudoonsiiyey ardaydan oo ka koobnaa 18 shahaadooyin muujinaya waxayaabaha ay soo bartee.

DSCN2794

DSCN2843

DSCN2847

DSCN2850

DSCN2851

DSCN2860

DSCN2865

DSCN2882

IMG_9497

IMG_9499

IMG_9502

IMG_9503

IMG_9518

IMG_9520

IMG_9524

IMG_9526

IMG_9528

IMG_9534

IMG_9535

IMG_9537

IMG_9542

IMG_9545

IMG_9549

IMG_9553

IMG_9554

IMG_9560

IMG_9568

IMG_9572

IMG_9573

IMG_9575

IMG_9577

IMG_9578

IMG_9579

IMG_9580

IMG_9581

IMG_9582

IMG_9583

IMG_9584

IMG_9585

IMG_9586

IMG_9587

IMG_9589

IMG_9590

IMG_9591

IMG_9597

IMG_9602

IMG_9606

IMG_9607

IMG_9608
W/D: C/raxmaan Soomaali

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Gaashaan Oo Soo Afjaray Howlgalkii Ay Ka Sameeyeen Hotel Maka Al Mukarama

Next Post
Ciidamada Gaashaan Oo Soo Afjaray Howlgalkii Ay Ka Sameeyeen Hotel Maka Al Mukarama

Ciidamada Gaashaan Oo Soo Afjaray Howlgalkii Ay Ka Sameeyeen Hotel Maka Al Mukarama

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In