Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaanduulaha ciidanka XDS oo kormeeray deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Dhexe+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Abaanduulaha ciidanka XDS oo kormeeray deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Dhexe+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abanduulaha Ciidanka XDS  S/Guuto CaliBaashi Maxamed oo malmahaan ku sugnaa gobolka Shabellada Dhexe ayaa kormeer ku tagay degmooyin iyo tuuloyin hoos taga gobolka Shabellada Hoose , isagoo u kuurgalay xaaladda ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed ee howlgallada ka wado gobolka Sh/dhexe.

General Cali baashi ayaa kula dardaarmay Ciidamada Xoogga dalka Soomaliyeed inay mar walba ku dadaalaan gudashadda waajibadka qaraan oo ah inaan loo ogolaanin cadowga naf la caariga ah inaay dhibaateeyan shacabka Soomaliyeed.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Abaandulaha  ayaa sidoo kale ku bogaadiyay shacabka degmooyinka iyo tuuliyinka uu booqday inay la shaqeeyan Ciidamada si loo helo nabad waarto oo  ah tilaabadda ugu muhimsan oo horumar ku gaari karaan ummadda Soomaaliyeed.

Wuxuu intaasi raaciyay abaanduulaha in Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyed usan u ogolaan doonin cadowga inay joogan gudaha dalka, asago sheegay iney sii socon doonaan howlgallada, tan iyo inta dalka oo dhan laga sifeynayo maleeshiyaadka  Shabaab.

Jeneraal Calibaashi Maxamed ayaa sidoo kale kulamo la yeeshay saraakisha Ciidamadda XDS , Booliska, Nabadsugidda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaaladda Jowhar asago kala hadlay sidi loo adeyn lahaa amniga Magaaladda Jowhar inta uu socodo shirka maamul u sameynta Goboladda Sh/dhexe iyo Hiiran.

Safarka Abandulaha Ciidanka XDS waxaa ku weheliyay Taliyaha Guutada 1aad G/Sare Ibraahim Yusuf iyo sarakiil kale oo ka tirsan Taliska Guud ee XDS.

46b6ac8c-b79f-4177-a3bf-ab15af6f2b22 82b8cf77-ccca-49a4-a6f4-802dcd3d4800 ccab463b-c6a9-48f4-882c-449a667fcfeb d68a4fb3-855e-41ee-bd6c-7f706a6064a3 ddd18384-d2a7-4d79-8d4d-ec8f4195e453 ec17f7e5-c89c-4c42-8371-ce5dc5d57e7f

????????????
????????????

376f629b-805c-48d7-8fd4-a42273c53921 672aa382-68e9-41ec-9049-bc1801758bd4

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgaley kulan madaxeed gaar ah oo ka dhacay Urdun

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed oo sheegay in dib loo furayo waddooyinka Gobolka Bakool

Next Post
Mudanayaal iyo waxgarad soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka K/galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed oo sheegay in dib loo furayo waddooyinka Gobolka Bakool

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In