Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo darees u qeybiyay ciidamo tababar loogu soo xiray Cabuudwaaq “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo darees u qeybiyay ciidamo tababar loogu soo xiray Cabuudwaaq “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaan duulaha qaybta 21-aad ee ciidanka XDS G/sare C/laahi Aadan Xuseen (Cor Cirro) oo gaaray degmada Cabuudwaaq ayaa
booqday ciidamo ka tirsan qaybta 21-aad oo ku jira xero lagu aruurinayay, kuwaasi oo diyaarintooda ay iska kaashadee Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan dawladda Galmudug iyo maamulka Degmada.

Abaanduulaha oo ay ku wehliyeen kormeerkiisa mas’uuliyiinta maamulka degmad, Wasiirro iyo
Xildhibaanno ka tirsan dawladda Galmudug ayaa kula hadlay ciidamada xarunta mashruuca halkaasi oo ah goobta loo asteeyay in lagu diyaariyo ciidamada XDS  qaybta 21-aad.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Wasiir ku xigeenka Wasaarada amniga ee dawlad goboleedka Galmudug Cali C/laahi Warsame (Galawac) oo waday diyaarinta Ciidamada la doonayo inay ku biiraan Kuwa Xoogga dalka ee Jamhuuriyadeena Soomaaliya ayaa sheegay  in ciidamadan oo tiradoodu tahay 150 askari ay u diyaarsanyihiin inay ka mid noqdan qaybta 21-aad ee ciidanka XDS.

Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq C/risaaq Xasan Cawl oo isna goobta ka hadlay isagoo  ku soo dhaweeyay Xubnaha Dawlada Galmudug iyo Amaanduulaha xeradaasi lagu diyaariyay ciidamada Dawladda.

Wasiirka Wasaarada Arimajha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Mudane Jaamac Xasan Salaad ayaa mar uu la hadlayay Ciidamada waxaa uu sheegay in laga doonayyo in laga helo xaqa lagu leeyahay iyaguna ay helayaan oo la diyaariyay Xaquuqdoodii.

Ugu Dambayn Abaanduulaha qaybta 21-aad G/sare C/laahi Aadan Xuseen (Cor Cirro) ayaa ciidamada uga mahad celshay sugida amniga waxaana uu goobtaasi ku siiyay ciidamada Dareeskoodii.

unnamed (8) unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10) unnamed (11) unnamed bulxan

 

 

Previous Post

Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Mahadaay

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Umadda Musliinta Ah Ugu Hambalyeeyey Sanadka Cusub ee Hijriyada Islaamka

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Umadda Musliinta Ah Ugu Hambalyeeyey Sanadka Cusub ee Hijriyada Islaamka

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In