Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Mahadaay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Mahadaay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobabkan oo watay dabeylo aan sidaa oo xoogganeyn ayaa saacado badan oo maanta ah ka da’ayay degmada Mahadaay iyo nawaaxigeeda, kuwaasoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyadaba.

Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa Radio Muqdisho u sheegay in roobabkasi dabeylaha watay uu dhaawac fudu ka soo gaaray laba nin kadib markii Mooto ay saarnaayeen uu ku soo dul dhacay geed weyn oo caan ku ah degmadaasi, kuna yaala halka laga galo buundada Mahadaay.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Mudane Axmed Xasan Afrax gudoomiyaha degmada Mahadaay ayaa dhinaca kale walaac ka muujiyay in wabigu ku fataho magaaladaasi, wuxuuna dalbaday in laga gacan siiyo sidii ay uga hortagi lahaayeen fatahaaddaasi.

Degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha dhexe ayaa laga cabsi qabaa in uu ku fataho wabiga Shabeelle, inkastoo degmada Jowhar ay ka socdaan howlo carro tuur ah oo looga hortagayo biyaha Wabiga.

Previous Post

Munaasabad lagu xusayay maalinta Calanka oo lagu qabtay Kuwait “Sawirro”

Next Post

Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo darees u qeybiyay ciidamo tababar loogu soo xiray Cabuudwaaq “Sawirro”

Next Post
Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo darees u qeybiyay ciidamo tababar loogu soo xiray Cabuudwaaq “Sawirro”

Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo darees u qeybiyay ciidamo tababar loogu soo xiray Cabuudwaaq "Sawirro"

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In