Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abwaan Nidaamiye oo Muqdisho lagu aasay -SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Abwaan Nidaamiye oo Muqdisho lagu aasay -SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Alle ha u naxarsitee abween Maxamed Cumar Nuur “Nidaamiye” oo shalay ku geeryooday maqaalada Muqdsiho ayaa maanta lagu aasay isbitaalka Madiina ee maqaalada Muqdisho.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Aaska Marxuumka waxaa ka qeyb galay wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Maxamuud Cabdi Xasan “Beekoos” agaasimaha guud ee wasaaradda iyo ehellada marxuumka iyo masuuliyiin kale.

Ugaas Cabdi Daahir Ugaas Nuur oo ka mid ah ehllada marxuumka ayaa ka sheekeeyay Abwaanka iyo aqoontii uu u lahaa.

“Alle ha n naxariistee, Maxamed Cumar Aniga waxaan u ahay adeer laakin inta badan aniga isku meel ma joogin, balse waxaa uu ka mid yahay dadka wax taray dalka, waxuu ahaa afmaal, waxa uu na ka mid yahay dadka u soo halgmay dalka, Tariikha wanagsan waxa uu ku dhex lahaa ummada Soomaaliyeed, kolleey kaalintaas waa la dareemi doona. Inshaa Allah waxaan rajaynayaa in Jannadii farsowso uu Alle ka waraabiyo”.

Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamud Cabdi Xasan Beekos ayaa tacsi uu diray dhamaan ehlada iyo asxaabadii uu ka tagay Allha u Naxariisee marxuun Maxamed Cumar Nidaamiye.

“Anigoo uu ku hadlaayo magaca wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska gaar ahaan Radio Muqdisho iyo SNTV, waxaan halkaan tacsi uga direynaa ehellada iyo asxaabtii uu ka tagay Abween Maxamed Cumar Nidaamiye waxan leeyahay samir iyo iimaan Alle haka siiyo, islmarkaan waxa uu ahaa abweenku sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka, muddo badan dalka u soo shaqenyay. waxaan sidoo kale tacsi uu diriya dhamaan bahda fanka”.

Alle ha u naxaristii marxuun Maxamed Cumar Nuur Nidaamiye oo ka mid ahaa abweenada Soomaaliyeed, waxuu ka dhashay magaalada Dhusmareeb ee xarunta gobalka Galgaduud sanadkii 1939, Wuxuu wax ku bartay magaalada Beydhabo. Wuxuu ku biiray ciidanka XDS oo ka gaaray Korneyl, sidoo kale wuxuu ahaa abwaan sameeya heesaha isla markaana laxammeeya. Wuxuu ahaa muddooyinkii dambe agaasimaha waaxda wacyigelinta ee wasaaradda warfaafinta.

 

12

1 2
4 5 6 7 8 9 11

Previous Post

Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya Iyo Ethiopia Oo Kismaayo Gaaray

Next Post

Madaxweynaha oo gaaray Kismaayo

Next Post
Madaxweyne Xasan “Inta uusan dhamaan sanadkan Madaxweyneyaasha Urur Goboleedka IGAD shir ayay ku yeelan doonaan Muqdisho”

Madaxweynaha oo gaaray Kismaayo

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In