Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Adeegyadii CID oo dib loo bilaabayo maalinta beritu ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Adeegyadii CID oo dib loo bilaabayo maalinta beritu ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodi kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib u bilowday inta badan adeegyadii muhiimka ahaa ee bulshadu ay ka heli jireen hay”adaha dowladda.

Adeegyadii CID oo dadweynuhu ay ka heli jireen warqadda dembi la’aanta ayaa lagu wadaa in malinta beritu ah 15-July 2020 dib loo bilaabo,sida uu Wakaaladda SONNA u sheegay afhayeeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Aadan Cali.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

“Waxaa dib loo bilaabayaa adeegii warqadda dembi la’aanta ee (CID maalinta beritu ah oo taariikhdu tahay 15-july 2020,iyadoo la sameeyo habraacyo cusub iyo isbedello kuwaasi oo bulshada u sahlaya in si fudud loogu adeego,loogana taxadaro Covid-19 iyo amniga shacabka,weji xir(Masks ayay dadku soo qaadanayaan,shaqaduna waxaa ay bilaabanaysaa 6:00 aroornimo ilaa 12: Duhurnimo ayayna soconaysaa”.ayuu yiri Afhayeenka ciidanka booliska.

Afhayeeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Aadan Cali oo u waramayay SONNA ayaa intasi ku daray in tirada dadka maalinkasta laga dhigay 150 qof,halkii hore ka ahaan jirtay 300,taasi oo qeyb ka ah taxadarka bulshada caafimaadkooda.

Dhame Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in dadka qurba joogta ah ay adeegyadaasi ku heli karaan habkii qadka internetka ee(onlike-ka),wuxuuna xusay in aan la ogolaan doonin in shaqaalaha dowladda aanay qof soo raacin si loo ilaaliyo musuqa,iyo kala horeynta dadka,iyadoo dadka baahiyaha gaarka ah qaba si gaar ah loogu adeegi doono,looguna tagayo goobohooda.

Howlihii shaqo ee CID ayaa la joojiyay 19kii bishii Marso 2020,sababo laxiriira Covid-19,Warqadda CID laga qaato ayaa khuseysa, Visaha,Baasaboorka,Leysimada iyo qofka shaqo doonka ah.

Previous Post

Ciidamada Jubbaland oo iska caabiyay weerar uga yimid Al-Shabaab

Next Post

Gudoomiyaha Aqalka sare oo soo saaray warsaxaafadeed uu ku taageerayo shirkii wadatashiga Maamul Goboleedyada.

Next Post
Madax ka tirsan dowladda oo ka qaybgalay Xuska maalinta Xornimada Jabuuti

Gudoomiyaha Aqalka sare oo soo saaray warsaxaafadeed uu ku taageerayo shirkii wadatashiga Maamul Goboleedyada.

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In