Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afgaanistaan :Taalibaan oo lagu eedeeyay xasuuq ay u geysteen dad rayid ah

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Afgaanistaan :Taalibaan oo lagu eedeeyay xasuuq ay u geysteen dad rayid ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mareykanka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku eedeeyeen kooxda Taalibaan inay xasuuqeen dad rayid ah oo ku sugnaa deegaan ku dhow xadka Pakistan oo lagu magacaabo Spin Boldak,isla markaana hoostaga magaalada Qandahaar.

Taalibaan ayaa lagu eedeeyay in ay dileen 40-ruux oo isugu jiray saraakiil iyo dad rayid ah,ka dib kolkii ay qabsadeen deegaan ka  mid ag magaalada Qandahaar,waxaana dilalkani ay noqon karaan dambiyo dagaal, ”sida laga soo xigtay safaaradaha Washington iyo London oo adeegsaday bogga baraha bulshada ee Tuwiterka.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Cambaareynta dibolomaasiyadeed ee Mareykanka iyo UK ayaa timid kadib markii Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Afgaanistaan ​​uu sidoo kale sheegay in dagaalyahannada Taalibaan ay ku kaceen dilal aargoosi ah oo loo geystay saraakiil ka tirsanaa dowladda oo aan ku jirin dagaalka iyo dad rayid ah.

Suhail Shaheen, oo ka tirsan kooxda wada xaajoodka Taalibaan ee fadhigoodu yahay Doha, ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in wararkaasi eedeynta ah ay yihiin kuwo been abuur ah oo  aan laheyn sal iyo raad toona.

Previous Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray Bandhiga Buugaagta Gobolka Banaadir.

Next Post

In ka badan 90 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis

Next Post
In ka badan 90 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis

In ka badan 90 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In