Tuesday, June 24, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afur wadareed lagu qabtay dalka Mareykanka-Sawirro

caqiil by caqiil
July 5, 2016
in Wararka
0
Afur wadareed lagu qabtay dalka Mareykanka-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad afur ah oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka dhallinyarada jaaliyadda madasha Forum of Unity and democracy ayaa lugu qabtay gobolka Seattle ee dalka Mareykanka.

Waxaa ka qayb-galay kulanka jaaliyada Soomaalida,xubno ka mid ah bulshada gobolka ku nool ee diimaha kala duwan heysta iyo xubno ka socday booliska Seattle,Washington.

Related posts

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025

Munaasabadda,waxaa ay quseysay is dhaxgalka bulshada kala duwan ee Diimaha kala haystaa ee ku nool Seattle si ay xirirkooda wanagsan ee ka dhaxeeyaa bulshadaas ay u sii xoojin lahaayeen waana mid keentay in xalfadan afurka ah la iskugu keeno.

Guddoomiyaha Ururka dhallinyarada Jaaliyada Seattle ee madasha Forum of Unity and democracy,Ubax Warsame oo hadal jeedisay,waxaa ay soo hadal qaaday in madashan kulmisay bulshada kala duwan ee gobolka iyo booliska inay soo abaabuleen dhallinyarada Soomaalida ee ururka ka midka ah,kuwaaso oo ay ku tilmaamtay inay mar walba raadinayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen jaaliyada Soomaalida.

Sidoo kale, waxaa munaasabadda ka hadlay qaar kamid ah xubnaha golaha deegaanka, saraakiisha booliiska iyo masโ€™uuliyiin kale kuwaas oo dhammaan ka hadlay ahmiyadda kulamada noocaan ah iyo sida looga baahan yahay in la xoojiyo isdhexgalka bulshooyinka kala duwan.

Ugu dambeyn Dhalinyarada Jaaliyada Seattle ee madasha Forum of Unity and democracyย  ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay gudoomiyaha ururka dhallinyarada Jaaliyada Seattle ee madasha Forum of Unity and democracy Ubax Warsame oo sheegtay marka inay si weyn ugu faraxsan-tahay shahaadada la guddoonsiiyay.

FB_IMG_1467500029689 FB_IMG_1467500033269 FB_IMG_1467500039724 FB_IMG_1467500052936 FB_IMG_1467500056035 FB_IMG_1467500059243 received_1002150803237688 received_1002150909904344 received_1002151046570997 received_1002152063237562

Previous Post

Maxaabiis ku xirneyd saldhigga booliska Jowhar oo cafis loogu fidiyay ciida awgeed-Sawirro

Next Post

Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

Next Post
Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
0

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Maleeshiyaadka Khawaarijta   Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waaberigii...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Yuusuf Maxamed Aadan oo loogu soo dhaweeyay garoonka diyaarada magaalada Algeris ee Caasimada...

Wararka ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: โ€œ๐’๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฅ ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ข๐ง ๐๐ข๐› ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐š๐›๐ญ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐๐š๐๐›๐š๐งโ€

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho...

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

June 22, 2025
0

RADIO MUQDHISHO: ย Guutada 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo lagu burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta ka sameeyay deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In